Read Grade6_Span_Somali_literacy.qxp text version

LENGUA Y LITERATURA - 6o Grado

ESTÁNDARES DE APRENDIZAJE

Lo que usted debe observar

Su hijo de sexto grado deberá:

Saber y usar un mayor número de palabras aún más avanzadas cuando leen, escriben y hablan; palabras tales como maravillado, original, observatorio, magnífico. Leer, entender y responder a una variedad de textos resumiendo, identificando información y temas importantes y evaluando e interpretando lo que leyó. Seguir un proceso de escritura que incluye planificar, escribir, revisar, redactar y publicar pasajes de escritura. Hablar en situaciones formales e informales usando destrezas y comportamientos apropiados.

Invite a su hijo a escribir tarjetas, cartas, listas y cuentos. Anime a su hijo a mantener un diario de sus trabajos de escritura y arte. A continuación se provee un ejemplo de un pasaje de lectura que un niño de sexto grado debe poder leer al terminar el sexto grado:

¡Más grande, mejor y más audaz!

Por Frank Pedersen Durante más de 4,500 años, la gente se ha maravillado con la original Gran Pirámide de Egipto. Algunas personas creen que la Gran Pirámide fue construida como una tumba para el faraón egipcio Cheops. Otras piensan que fue construida como un enorme observatorio para ver las estrellas. Al momento de ser construida, la mayoría de la gente vivía en edificios construidos de ladrillos de barro seco, cañas y piedras pequeñas. Los diseñadores de la Gran Pirámide querían construir algo más grande y más magnífico que cualquier cosa antes vista. Y así lo hicieron.

Lo que usted puede hacer:

Hable con su niño sobre los libros que está leyendo. Parte de la tarea de un estudiante de sexto grado es leer treinta minutos todos los días y de forma independiente. Ocasionalmente escuche a su hijo leer y hágale preguntas sobre lo que ha leído. Hable de las palabras y sus significados, participe en juegos de palabras, ayude a su hijo a usar un diccionario y un tesauro para buscar significados y opciones de palabras. Pregunte a su hijo lo que están leyendo y escribiendo en la escuela. Señale cómo los comportamientos al hablar cambian dependiendo de la situación y el público.

Preguntas para hacer a su hijo:

¿De qué trata este texto? ¿Cuáles son las dos teorías de por qué la Gran Pirámide fue construida? ¿Qué significa original?

This material is in the public domain. Permission is granted to reproduce, store, and/or distribute it for informational or educational purposes, under the following conditions: commercial use is strictly prohibited; it may not be modified, altered, or edited in any way without the express permission of Saint Paul Public Schools, through the Office of Funded Programs, (651) 632-3790; any reproduction must include this message and the Saint Paul Public Schools logo.

Español/Spanish

FARBARASHADA - Fasalka 6aad

HEERARKA WAXBARASHADA

Waxa Laga Fiirinayo Ilmaha

Ilmahaaga Fasalka Lixaad dhigta waxa uu/ay:

Aqoonayaan isticmaalayaan tiro aad u badan ee ereyo aad u adag marka ay wax akhriyaan, qoraan iyo hadlaan. Ereyada sida wax lala yaabo, asalka, meesha meereyaasha laga daawado, bilicsan (marveled, original, observatory, magnificent). Akhrinayaan, fahmayaan kana jawaabaa buugag kala duwan isagoo soo koobaya, aqoonsada akhbaar muhiim iyo mawduucyo muhiim ah, qiimeeya, iyo turjuma waxa la akhriyay. Raacaan hab qoris ah oo ay kamid tahay qoorshaynta, qoritaanka, habaynta, iyo dhammaystiridda qaybaha qoritaanka. Ka hadlaan meelo rasmi ah iyo aan rasmi ahayn iyaga oo istcmaalaya xirfadaha iyo adaabta darajadooda ku habboon.

Weydii ilmahaaga waxa uu isaga ama ayada ay akhrinayaan iyo qorayaan marka ay dugisga jiraan. U sheeg in sida loo hadlayo la baddelayo taaso ku xiran meesha la joogo iyo cidda ku dhegaysanaysa. Ku casuum ilmahaagu in uu qoro kaarar, warqado, wax taxan iyo sheekooyin. Ku dhiirigali ilmahaaga inuu haysto xusuusqor iyo farshaxano. Tan soo socota waa tusaale sheeko gaaban ee akhriska ee uu ilmaha fasalka lixaad dhigta ay tahay inuu akhriyo karo dhammaadka fasallka lixaad:

Bigger, Better, Bolder! (Ka Sii Weyn, Fiican, Dhirran)

Qore Frank Pedersen Wax ka badan 4,500 sanadood, dad waxa ay la yaabanyihiin asal ahaanta Ahraamta Weyn ee Masar ku yaalla. Dad badan ayaa aaminsan in Ahraamta Waa-Weyn ay yihiin qabuurihii Fircoonki Masar, Cheops. Dad kale ayaa qaba in loo dhisay sida meel weyn ee lagu daawado xiddigaha. Waqtiga asga la dhisay, dadka badankooda waxa ay ku noolaayeen dhisma ka koobnaa bulukeeti ka samaysnaa dhoqo la qaallajiyay, cows dhaadheer, iyo dhagaxyo yar yar. Hindiseyaasha Ahraamta Weyn waxa ay rabeen in ay dhisaan wax aad u weyn oo bilicsan oo aan horay loo arag. Hadana, waa ay sameeyeen (waa ay u gaartay).

Waxa Aad Samayn Kartid:

Kala halad ilmahaaga waxa ku saabsan buugagga ay akhristaan. 30 daqiiqadood oo maalinkasta ay iskooda wax u akhristaan waxa ay kamid tahay shaqada guriga ee arday kasta ee dhigta darajada saddexaad. Dhegayso ilmahaaga marka uu wax akhrinayo iyo weydii su'aalo ku saabsan waxa ay yihiin waxa uu akhriyay. Kala hadal waxa ku saabsan erayada iyo macnahooda, la ciyaar erayda halxiraalah leh, ka caawi isticmaalka qaamuuska iyo qaamuuska erayda isku macnaha ah marka la eegayo macnaha iyo marka erayga la isticmaalayo.

Su'aalaha Ilmhaaga La Weydiinayo:

Maxay sheekadan ku saabasantahay? Maxay yihiin labada fikradood ee ku saabsan Ahraamka Waa-Weyn iyo sababta loo dhisay? Waa maxay macnaha asalka (original)?

This material is in the public domain. Permission is granted to reproduce, store, and/or distribute it for informational or educational purposes, under the following conditions: commercial use is strictly prohibited; it may not be modified, altered, or edited in any way without the express permission of Saint Paul Public Schools, through the Office of Funded Programs, (651) 632-3790; any reproduction must include this message and the Saint Paul Public Schools logo.

Soomaali/Somali

Information

Grade6_Span_Somali_literacy.qxp

2 pages

Find more like this

Report File (DMCA)

Our content is added by our users. We aim to remove reported files within 1 working day. Please use this link to notify us:

Report this file as copyright or inappropriate

897061